U bood nuxurka

Aragtidayada

In arday kasta oo Soomaaliyeed uu heli karo casharro tayo sare leh, af Soomaali ku qoran, xitaa haddii uusan haysan internet joogto ah ama qalab qaali ah.

Waxaan u naqshadaynay Cashar taleefanka ugu jaban iyo xawaaraha internetka ugu hooseeya. Cashar 20-daqiiqo ah wuxuu qaadanayaa 40MB oo keliya, waana la soo dejisan karaa mar keliya.