Naga qaybgal
Waxaan raadinaynaa macallimiin, turjumaanno iyo dad ku takhasusay maadooyinka kala duwan. Haddii aad rabto inaad naga qaybqaadato, nala soo xidhiidh.

- Turjumida casharrada af Ingiriisiga
- Dib u eegista tayada nuxurka
- Duubista muuqaallada
- Faafinta Cashar dugsiyada