U bood nuxurka

Yaan nahay

Waxaan nahay koox Soomaali ah oo aaminsan in tayada waxbarashadu aysan ku xidhnayn meesha aad ku dhalatay ama lacagta aad haysato.

Waxaan ku dhisnay Cashar iyadoo la adeegsanayo qalab furan, si aan wax walba u hayno oo aan cidna ugu tiirsanayn. Nuxurka waxaa lagu daabacay shatiyo furan si qof kastaa uu uga faa'iidaysto.