U bood nuxurka
✋Hordhac

Neefsiga unugyada ee aan hawada lahayn iyo halsano (fermentation) ee noolaha yaryar

Casharkii hore waxaan ka hadalnay neefsiga unugyada ee bini'aadamka. Darsiganna wuxuu ku saabsan yahay neefsiga unugyada ee aan hawada lahayn (anaerobic respiration) iyo halsano (fermentation) ee noolaha yaryar (microorganisms).

Natiijada casharka

Waxaan sharxi karaa fal-celiyeyaasha iyo wax-soo-saarka neefsiga unugyada ee aan hawada lahayn ee noolaha yaryar, iyo siyaabaha uu nooluhu noogu anfaco.