✋Hordhac
Atamka iyo curiyeyaasha
Ku soo dhawoow casharkayaga maanta oo ku saabsan atamka iyo curiyeyaasha (elements). Kani waa qayb ka mid ah cutubka loo yaqaan 'Atoms, Elements and Compounds'. Kahor intaadan bilaabin, waa inaad hore u taqaan fikradda maaddada (matter) iyo in walax kastaa ay ka kooban tahay atam (atom) yaryar.
Natiijada casharka
Waxaan sharxi karaa waxa curiye kiimiko (chemical element) yahay iyo tusaalooyin ka mid ah.