U bood nuxurka
✋Hordhac

Astaamaha falcelinnada kiimikada

Soo dhaowow casharkayaga maanta ee la yiraahdo astaamaha falgalka kiimikada (chemical reaction). Kahor intaadan daawashada billaabin, waa inaad hore u garanaysaa faraqa u dhexeeya walaxda (substance) iyo isku dhafka (mixture), sidoo kale waa inaad aqoon u leedahay sida walxuhu u isbeddelaan marka la kululeeyo ama la qaboojiyo.

Natiijada casharka

Waxaan qeexi karaa qaar ka mid ah isbeddellada muujinaya in falcelin kiimikaad ay dhacayso.