✋Hordhac
Hubinta iyo xoojinta xallinta isle'egyada toosan
Waad ku mahadsan tahay inaad nala soo biirtay casharkan. Haddii aad hore u aqoon u lahayd sida loo xalliyo isla'egyada (equations) toosan oo aynu uga hadalno qawsyada (brackets), waxaad diyaar u tahay casharkan.
Natiijada casharka
I can solve equations involving brackets.