U bood nuxurka
✋Hordhac

Hubinta liisinta natiijooyinka

Soo dhawoow darsiga maanta. Darsigan waxaad ku baran doontaa sida habaysan loo liisiyo natiijooyinka suurtagalka ah ee dhacdooyinka kala duwan. Waa inaad horay u garanaysaa fikradaha aasaasiga ah ee ixtimaalka (probability) sida dhacdooyinka iyo natiijooyinka.

Natiijada casharka

I can systematically list all the possible outcomes for one or more events.