✋Hordhac
Falcelinta kiimikada: barokaca biraha
Casharkani wuxuu ku saabsan yahay falgalalka (reactions) kiimiko ee ka saarista biraha, gaar ahaan sida birta uga saarto birta kale cusbada. Waa inaad hore u taqaanid sida biraha loogu kala horreeyo fal-celinta (reactivity) iyo waxa cusbada (salt) yahay. Waxaan kaloo ku baran doonnaa sida kaarboonka loogu isticmaalo in birta laga soo saaro dhagaxa macdanta.
Natiijada casharka
I can explain what happens when one metal displaces another metal from a salt, in solution as well as how carbon can be used to extract metals from ores.