U bood nuxurka
Eeg dhammaan casharrada
Ki

Aashito iyo saldhigyo • Kimistari

Falcelinta kiimikada: dhexdhexaadin (neutralisation)

Natiijada casharka

Waxaan qeexi karaa waxa dhacaya inta lagu jiro falcelinta dhexdhexaadinta waxaana u qori karaa isla'egyo erayo iyo calaamado ah oo matalaya falcelinno kala duwan oo dhexdhexaadin ah.