U bood nuxurka
✋Hordhac

Dooro hab ku habboon oo lagu helo dhererka saddex-xagalka

Casharkaan waxaad ku baran doontaa sida loo xisaabiyo dhererka dhinacyada maqan ee saddexagalka qumman (right-angle triangle). Waa inaad hore u garanaysaa magacyada dhinacyada saddexagalka qumman (hypotenuse, opposite, adjacent) iyo sida loo isticmaalo saamiga trigonometric-ga (trigonometric ratios) sida sine, cosine iyo tangent.

Natiijada casharka

I can choose the appropriate method to find the missing side in a right-angled triangle.