U bood nuxurka
✋Hordhac

Isbeddelka cimilada iyo soosaarka cuntada

Casharku wuxuu ka hadlayaa sida soosaarka cuntadu u saameeyo isbeddelka cimilada oo uu uga qayb qaato, iyo sida isbeddelka cuntadu uga caawin karo yaraynta saamayntaas. Waa inaad hore uga lahaan jirtay fahamka kulaylka caalamiga ah (global warming), gaasaska aqalka dhirta lagu koriyo (greenhouse gases), iyo bixinta (emission).

Natiijada casharka

Waxaan sharxi karaa sida soosaarka cuntada uu u saameeyo isbeddelka cimilada iyo sida uu uga qayb qaato, iyo sida isbeddelka cuntada uu uga caawin karo xaddididda isbeddelka cimilada.