✋Hordhac
Curiyeyaasha caadiga ah
Ku soo dhawoow casharkan maanta oo ku saabsan curiyeyaasha caadiga ah. Waa qayb ka mid ah mawduuca Atamka, Curiyeyaasha, iyo Isku-dhisyada. Haddii aad hore u garanayso waxa atamka iyo curiyeyaasha yihiin, waxay kaa caawin doontaa inaad si fiican u fahamto casharkan.
Natiijada casharka
Waxaan si cad u sheegi karaa sifooyinka, isticmaalka iyo khataraha hal ama laba curiye oo caadi ah.