U bood nuxurka
✋Hordhac

Samaynta liisaska Python-ka

Darsigani wuxuu ku barayaa sida loo abuuro liis (list) Python si aad ugu kaydiso xog. Waa inaad hore u garanaysaa sida loo qoro Python code-ka iyo sida loo isticmaalo doorsoomayaasha (variables).

Natiijada casharka

I can create a list in Python and use selection to access and display list items.