✋Hordhac
DNA-da, koromosoomyada, hiddo-wadayaasha iyo genome-ka
Waxaad horey uga soo qaadatay cutubka 'Heredity and DNA' waxa ku saabsan sida astaamaha loogu gudbiyo jiilka. Casharkan, waxaad baran doontaa ereyada muhiimka ah sida **DNA, chromosomes, genes iyo genome** si aad u fahamto sida DNA ugu xidhan tahay gudaha **noole (organism)**.
Natiijada casharka
Waxaan sharxi karaa farqiga u dhexeeya DNA-da, koromosoomyada, hiddo-wadayaasha iyo genome-ka.