✋Hordhac
Qulqulka korontada
Casharkaan waxaad ku baran doontaa sida unuggu (cell) u keeno koronto (current) wareegga iyo sida elektaroonnadu (electrons) u dhaqaaqaan. Waa inaad hore u garanaysaa waxa wareegga korontadu (circuit) yahay iyo sida unugga korontada (electrical cell) loo isticmaalo.
Natiijada casharka
Waxaan qeexi karaa sida unuggu (cell) u keeno qulqulka korontada wareegga iyo sida elektaroonnadu u dhaqaaqaan.