Eeg dhammaan casharrada
Fi
Iska caabbinta iyo wareegyada barbar socda • Fiisikis
Iska caabbinta korantada
Natiijada casharka
Waxaan isbarbardhigi karaa iska caabbinta korantada ee qaybaha kala duwan iyadoo la adeegsanayo cabbirada xoogga korontada (current).