✋Hordhac
Elektromagnetic-yada
Casharkani wuxuu ku saabsan yahay electromagnets, oo ah qayb ka mid ah cutubka magnets iyo electromagnets. Waa inaad hore u garanaysaa sida magnet-ka joogtada ahi u shaqeeyo iyo sida korantadu u socoto wareeg fudud. Waxaan ku tusi doonaa sida loo sameeyo magnet cusub iyadoo la isticmaalayo koronto socda, ka dibna adigu waa inaad samaysaa mid aadna ku tijaabiso (experiment).
Natiijada casharka
Waxaan sharxi karaa sida loo sameeyo magnet iyadoo la isticmaalayo qulqulka korontada.