✋Hordhac
Injineer
Casharkaan, waxaan eegaynaa sida xisaabta loogu isticmaalo shaqada injineerrada. Waa inaad hore u taqaanid qaabka jajabka (fractional form) sababtoo ah waxaanu adeegsan doonnaa maanta.
Natiijada casharka
I can understand how maths is used by engineers.