U bood nuxurka
✋Hordhac

Isle'egyada iyo garaafyadooda

Casharkani wuxuu ku saabsan yahay isla'egyada (equations) iyo garaafyadooda. Waa inaad hore u garanaysaa sida loo sawiro dhidibyo iyo xariiq toosan (linear line). U diyaargarow inaad barato sida qaabka garaafku uga xidhan yahay isla'egtiisa.

Natiijada casharka

I can recognise the determining features of the shape of the graph from its equation.