U bood nuxurka
✋Hordhac

Qiimayn tibaaxaha mawduuca beddelan iyo mid aan beddelan

Casharkan waxaad ku baran doontaa sida loo qiimeeyo tibaaxaha (expressions) xisaabeed, iyadoo mawduuca (subject) la beddelay ama aan la beddelin. Waa inaad hore u garanaysaa sida loo beddelo mawduuca qaaciidada (formula) iyo sida loogu shubo qiimaha doorsoomayaasha (variables).

Natiijada casharka

I can evaluate an expression where the subject has been changed and where it has not.