✋Hordhac
Barista qaababka garaafyada iyadoo la adeegsanayo tiknoolojiyadda
Casharkan waxaad ku baran doontaa sida tiknoolajiyadda loogu isticmaalo in lagu sahamiyo qaababka garaafyada (graphs). Waa inaad hore u taqaan sida loo sawiro dhidibada (axes) iyo sida isla'egyada (equations) u dhaliyaan xariiqyo toosan (linear).
Natiijada casharka
I can appreciate that different types of equations give rise to different graph shapes, identifying quadratics in particular.