✋Hordhac
Sii saadaalinta taxanaha
Soo dhowow casharkayaga. Haddii aad horey u baratay noocyada kala duwan ee tiro-taxanaha (sequences), waxaad diyaar u tahay casharkan. Waxaan ku baran doonnaa sida loo saadaaliyo tirooyinka taxan ee soo socda, iyo sida ay u xaddidan tahay saadaashu marka aad aragto tiro yar oo keliya.
Natiijada casharka
I can appreciate that there are other number sequences and the limitations of only seeing a few terms of a sequence.