✋Hordhac
Walaxda hidaha iyo DNA-da
Soo dhawoow darsiga maanta oo ka tirsan cutubka: Dhaxalka iyo DNA. Casharku wuxuu ku saabsan yahay maaddada hidaha (genetic material) iyo DNA. Kahor intaadan daawashadan bilaabin, waa inaad hore u garanaysaa in unugyadu yihiin dhismaha noolaha iyo inay leeyihiin qaybo kala duwan.
Natiijada casharka
Waxaan sharxi karaa waxa walaxda hidaha tahay iyo halka ay ku kaydsan tahay xayawaanka, dhirta iyo noolaha yaryar.