U bood nuxurka
✋Hordhac

Nashqadeeye garaafiga

Casharkan, waxaad baran doontaa sida naqshadeeyayaasha garaafyada (graphic designers) u isticmaalaan xisaabta shaqadooda. Waa inaad hore u taqaan fikradda saamiga (ratio) iyo sida xisaabta looga faa'iidaysto nolosha maalinlaha ah.

Natiijada casharka

I can understand how maths is used by graphic designers.