U bood nuxurka
U gudub macallimiinta
Arday ✏️
Cashar
Waxbarasho furan
Casharradayda
SO
— Soomaali
EN
— English
☾
‹
✓
Imtixaanka dhamaadka
Cunto dheellitir la'aan: cayilka — Imtixaanka dhamaadka
Su'aal 1 / 2
Dooro mid
Haddii haweeneydu BMI-keedu yahay 32, qaybta miisaanka ee ay ku dhacdo waa kee?
▶
Ii akhri
a
Ka yar 18.5 = miisaan yar (underweight)
b
U dhaxaysa 18.5 iyo 24.9 = miisaan caafimaad leh (healthy weight)
c
U dhaxaysa 30 iyo 39.9 = buurnaansho (obese)
d
40 ama ka badan = buurnaansho daran (severely obese)
Hubi
Waan dhammeeyay muuqaalka →