U bood nuxurka
Hordhac

Ku celcelinta qaab-dhismeedka xogta

Waxaan baranaynaa sida loo maro qaab-dhismeedka xogta (data structure) si aan ugu soo kordhino shay ama u isbarbardhiggo shay ku jira qaab-dhismeedka xogta. Kahor intaadan bilaabin, waxaa fiican inaad hesho fahamka liiska (list) iyo xarigga (string) ee Python, iyo sida loo qoro code fudud.

Natiijada casharka

I can use iteration to repeatedly add items to lists and check the contents of a string.