✋Hordhac
Samaynta safar
Soo dhaowow darsiga maanta ee cutubka Xisaabta iyo Deegaanka. Darsigan wuxuu ku saabsan yahay samaynta safar (journey) iyo sida loo qiimeeyo saamaynta ay leedahay. Kahor intaadan bilaabin, waa inaad hore u yaqaanid sida loo akhriyo jaantusyo (charts) iyo xog tirokoob oo fudud, si aad uga faa'iidaysatid casharka.
Natiijada casharka
I can assess the implications of making a journey in different ways.