✋Hordhac
Sameynta wareeg taxane ah
Maanta waxaan idin barayaa sida loo sameeyo wareeg taxane ah (series circuit) iyo sida loo akhriyo jaantuska wareega. Kahor intaadan bilaabin, waa inaad hore u yaqaantaa qaybaha aasaasiga ah ee wareegga sida batteriga, laydhka, iyo fiilooyinka. U diyaar garo inaad raacdid tillaabooyinka si aad u dhisatid wareeggaaga oo aad u sawirtid jaantuskiisa.
Natiijada casharka
Waxaan isticmaali karaa jaantuska wareegga si aan u dhiso wareeg taxane ah, ka dibna waxaan sawiri karaa jaantuska wareegga la dhammeeyey.