U bood nuxurka
✋Hordhac

Dhalaalid: heerkulka dhalaalidda iyo heerkulka qaboobidda

Darsigani wuxuu kaa caawinayaa inaad barato sida loo qiyaaso heerkulka dhalaalida (melting point) iyo heerkulka qaboobida (freezing point) ee walax. Waa inaad hore u taqaan xaaladaha dareeraha iyo kan adag, iyo sida walaxdu uga beddelanto mid ilaa midka kale.

Natiijada casharka

Waxaan awoodi karaa inaan cabbiro heerkulka dhalaalidda iyo heerkulka qaboobidda walax.