U bood nuxurka
✋Hordhac

Dhaqaaq, wareeji, cabbir, midab

Casharka maanta waxaynu ku baran doonaa sida loo dhaqaajiyo, loo wareejiyo, loo cabbiro, loona midabeeyo shayada 3D gudaha Blender. Waa inaad hore u garanaysaa sida loo furro Blender iyo sida loo arko shayada 3D ee asalka ah.

Natiijada casharka

I can create and modify 3D models.