U bood nuxurka
Hordhac

Miisaanka pH iyo xal u dhigma (universal indicator)

Ku soo dhawoow casharka maanta. Casharkani wuxuu ku saabsan yahay miisaanka pH iyo universal indicator solution (milan). Waa qayb ka mid ah cutubka acids iyo bases. Waa inaad hore u taqaanid in acids iyo bases ay yihiin noocyo ka mid ah dareeraha, laakiin haddaad ilaawday, ha welwelin, waanu kula socon doonnaa.

Natiijada casharka

Waxaan cabbiri karaa pH-ga aashito ama alkali iyadoo la isticmaalayo miisaanka pH.