U bood nuxurka
✋Hordhac

Problem solving with possible outcomes

Casharku wuxuu ku saabsan yahay xalinta mashaakilaadka iyadoo la adeegsanayo natiijooyinka suurtagalka ah. Waa inaad hore uga soo shaqaysay cutubka ixtimaalka (probability) oo aad garanaysaa sida loo muujiyo natiijooyinka dhacdooyinka fudud.

Natiijada casharka

I can choose an appropriate diagram to display the outcomes for different events.