✋Hordhac
Barnaamij-sameeye
Salaan, waxaad baranaysaa sida xisaabta looga shaqeeyo barnaamij-sameeyayaasha (programmers). Kahor intaadan daawashada darsigan, waa inaad hore u garanaysaa xisaabta aasaasiga ah sida isku-dhufashada iyo qaybinta, iyo sidoo kale fikradda guud ee tilmaamaha isku xigxiga.
Natiijada casharka
I can understand how maths is used by programmers.