✋Hordhac
Sifooyinka curiyeyaasha
Waxaan ku soo dhaweynayaa casharkayaga maanta oo ku saabsan sifooyinka curiyeyaasha (properties of elements). Waa qayb ka mid ah cutubka atamka, curiyeyaasha, iyo isku-dhisyada. Kahor intaadan daawashadan bilow, waa inaad hore u garanaysaa in curiyeyaashu yihiin walxo saafi ah oo aan si fudud loo kala jabin.
Natiijada casharka
Waxaan sharxi karaa sifooyinka kiimikada iyo jirka ee curiyeyaasha kala duwan.