U bood nuxurka
✋Hordhac

Hawlgallada liiska Python

Soo dhawoow casharka kombuyuutarka. Haddii aad hore u taqaanid sida loo sameeyo liisaska Python, maanta waxaad baranaysaa sida loo isticmaalo hawlgallada liiska (list operations) si aad u beddesho waxa ku jira liiska.

Natiijada casharka

I can add and remove items and sort data held in a list.