U bood nuxurka
✋Hordhac

Milicsiga iyo nuugista codka

Hordhac: Darsigani wuxuu ku saabsan yahay sida codku u milicsado ama u nuugo marka uu la kulmo walxo kala duwan. Kahor intaadan bilaabin, waxaa muhiim ah inaad xusuusato sida codka loo sameeyo iyo sida uu u safro hawada, maadaama ay tani kaa caawin doonto inaad fahanto waxa darsigu ku saabsan yahay.

Natiijada casharka

Waxaan sharxi karaa arrimaha saameeya sida walax ama shay u milicsado ama u nuugo codka, iyo hababka lagu yareeyo buuqa.