✋Hordhac
Hadhyada
Ku soo dhawoow darsigan. Darsigu wuxuu ku saabsan yahay hooska (shadows), wuxuuna qayb ka yahay cutubka dhawaqa, iftiinka, iyo aragga. Waa inaad hore u aragtay hooska jeer badan, oo waxaad u badan tahay inaad qiyaas ka haysato sida uu u samaysmo.
Natiijada casharka
Waxaan sharxi karaa waxa dhaca marka iftiinku safro iyo sida hadhyadu u samaysmaan.