✋Hordhac
Isku ekaansho qaabab
Casharkani wuxuu ka mid yahay cutubka 'Geometrical properties and Pythagoras' theorem', waxaanu ku baran doonaa isku ekaanshaha qaababka (similarity in shapes). Waa inaad hore u garanaysaa sida loo cabbiro xaglaha iyo dhinacyada qaababka sida saddex-xagalka iyo leydiga.
Natiijada casharka
I can recognise that similar shapes have sides in proportion to each other but angle sizes are preserved.