✋Hordhac
Korontada taagan
Casharkayagu waa "Korantada Taagan" (Static electricity), oo ka tirsan cutubka "Wareegyada Taxanaha ah" (Series circuits). Waa inaad horey u garanaysaa fikradda guud ee korantada iyo sida ay u dhexgasho walxaha.
Natiijada casharka
Waxaan qeexi karaa sida walxaha danab togan ama taban leh ay u soo jiitaan ama u iska celiyaan walxaha kale ee danabka leh.