U bood nuxurka
✋Hordhac

Isku soo koobida itimaalka

Casharkani wuxuu ku barayaa sida loo isku daro ixtimaalka natiijooyinka kala duwan ee tijaabo (experiment) ah. Waa inaad hore u garanaysaa sida loo xisaabiyo ixtimaalka dhacdooyinka fudud iyo in wadarta ixtimaalka dhammaan natiijooyinka ay tahay hal.

Natiijada casharka

I can show that the probabilities of all possible unique outcomes for a trial, sum to one.