U bood nuxurka
Eeg dhammaan casharrada
Fi

Samaynta sawirada • Fiisikis

Qaybta iftiinka ee la arki karo

Natiijada casharka

Waxaan sharxi karaa waxa iftiinka cad yahay, iyo sababta loo soo saari karo qaybta iftiinka ee la arki karo (visible spectrum) oo ka timaada iftiinka cad.