U bood nuxurka
✋Hordhac

Dhumucda fiilada

Casharkayagu wuxuu ku saabsan yahay dhumucda siliga (wire) oo ka tirsan cutubka iska caabbinta (resistance) iyo wareegyada barbar socda (parallel circuits). Waa inaad hore u garanaysaa sida batarigu u riixo koronto (current) wareegga dhexdiisa iyo waxa atom-ku yahay.

Natiijada casharka

Waxaan sharxi karaa sida batterigu u riixo xoogga korontada iyadoo loo marayo fiilooyin dhumuc kala duwan leh.