✋Hordhac
Tababarka iyo tijaabinta moodelka
Darsigan wuxuu ku barayaa sida loo tababaro oo loo tijaabiyo moodelka (model) si loo hubiyo in natiijadiisu tahay mid la filayo. Waa inaad hore u garanaysaa fikradaha aasaasiga ah ee barashada mashiinka (machine learning) iyo sida loo isticmaalo micro:bit. Ku soo dhawoow cutubkan xiisaha leh.
Natiijada casharka
I can train a machine learning model and test the model’s predictions.