✋Hordhac
Korantada (voltage) ee wareegyada barbar socda
Salaan, ardaygii qaaliga ah. Kahor intaadan daawanin fiidiyowgan, waa inaad hore u garanaysid sida voltage-ga (korantada) uga shaqeeyo wareegga taxanaha ah (series circuit) iyo sida loo isticmaalo voltmeter-ka. Casharkani wuxuu ku barayaa qaanuunka voltage-ga ee wareegyada barbar socda (parallel circuits).
Natiijada casharka
Waxaan sharxi karaa qaanuunka korantada (voltage) ee wareegga barbar socda.