✋Hordhac
Iska caabbinta korantada
Casharkani wuxuu ku saabsan yahay iska caabbinta korontada (electrical resistance), waxaana ka mid ah cutubka 'Iska caabbinta iyo Wareegyada Barbaraha'. Waa inaad hore u garanaysaa sida korontadu (current) ugu socoto wareeg fudud iyo sida loo cabbiro iyadoo la isticmaalayo ammeter.
Natiijada casharka
Waxaan isbarbardhigi karaa iska caabbinta korantada ee qaybaha kala duwan iyadoo la adeegsanayo cabbirada xoogga korontada (current).